berberatoday.com
1—- YAA XIIDHAY SICIID MAXAMUUD GAHAYR
October 23, 2016 - Written by Berbera Today

Siciid waxa xidhay mamuulaha madarka hargaysa waxana ka danbeeyay wasiirka madaxtoyada sababta lo xidhay maxay tahay ? Waxa weeyi maxad dadk dhulka laga qaday Aad uga hadlaysa . Dhulka Aaya cabiirkiso dhanyahay 14000 oo block dhulkn dadka laga dhacy Ayan wax Lacag Aah Aan loga ceelin Dadki dagana dhulka Hadaba maxu danbiya u sameeyay siciid Ma dama u ka hadlay dhul boobka lagu hayo deeganka madarka miyanay u eekayn GODKI BARIGA DHAXEE IYO KIISKI FALASTIN wasiiirka madaxtoyada somaliland maxamuud xashi Abdi Aya cadaystay Xidh xiidhka dhalinyarada Aqoonyahanka ah ee fikirkoda cabiira maxamuud hashi Abdi oo Ah Nin madaxwaynaha isku beel yahiin Aya kiibir Aan xadlahay la so baxay baryahan isago u hanjabay Saxafaada xorta Ah waxana u xidhxiidhay suxuufiyin badan waxan la yabanahay dalka ma ciid gar Ahba leh mise waa lawada leeyahay . Dhibta dhalinyarada haysata waxa logu daray xadhig IYABA WAA TABALAHA WAKHTIGA TAYNO ARAGNAYE KULMIYE Waxa u marlabad cod ka raba dadka iyo shacbiga u ka yeelay sida waliba waxa manta sharaxan kii ugu xuma waa muse bixi abdi Oo Ahayd haday in maxkamad la saaro muse waxa u ka qayb galay dagaaladi sokeeye waxana U wakhtiga Aha wasiir waxana laga haya ii Anigo wax diili kara duco qadan mayo kii Noca Aaha Aya manta dalka doonaya in u Madaxwayne ka noqdo Hadaba waxan dhalinyarada faraya qoolo kasto Ay yihinba in wadanku u bahan yahay halgan lagaga xoraynayo Dhigmiratada

 

 

Qor Khaddar maxamed Askar

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews