“Wadada Ceerigaabo Ee Libteeda Uu Xirsi Cali Xasan Sheeganayo Siilanyo Waxa Uu Ku Hamiyaayay Isaga Oo Aan Dhalan Xirsi, Cabdiraxmaan Cirona Askarta Ayuu Ka Xanaaqaa”Wasiir Cadaani
October 24, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
Hargeysa(Berberatoday.com)-“Wadada Ceerigaabo Ee Libteeda uu Xirsi Cali Xasan Sheeganayo Siilanyo Waxa Uu Ku Hamiyaayay Isaga Oo Aan Dhalan Xirsi, Cabdiraxmaan cirona Askarta Ayuu Ka Xanaaqaa”Wasiir Cadaani
https://youtu.be/CLZAy67Hv34