“Wasiir Cadaani Waa Beenaale Anigu Askarta Ma Necbi, Aabahayna Askari Buu Ahaa Waxaanan Kusoo Koray Guri Askari”Musharax Cabdiraxmaan Ciro
October 24, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Musharax Madaxweynaha Xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilahi(Ciro)ayaa jawaab adag ka bixiyay hadal kasoo yeedhay Wasiirka warfaafinta Xukumada Madaxweyne Siilanyo Cismaan saxardiid Cadaani kaas oo ku edeeyay Cabdiraxmaan Ciro inuu askarta iyo Ciidamada Qaranka necebyahay Waxaanu Cabdiraxmaan Ciro ku tilmaamay wasiirka Benaale oo arinkaas run ka sheegin
https://youtu.be/vDrVKae0hzU?t=3
Berberatoday.com