berberatoday.com
Dalka Norway Oo Dib Ucelinaya Dad Tiradoodu Gaadhayso 1,600. Oo Somali Ah
October 24, 2016 - Written by Berbera Today

norwayOslo Norway(Berberatoday.com)-Waaxda Socdaalka dowladda Norway ayaa sheegtay in ay  dib u soo celin doonto Qaar ka mid ah Qaxootiga Somalieed ee ku sugan dalkeeda.

Dowladda Norway ayaa sheegtay in dadkaan ay haboon tahay in dib loogu celiyo dalkooda , madaam waaxda Socdaalka dalkaasi ay sheegtay in Somaliya ay amaan tahay.

Waaxda socdaalka ayaa ku dhawaaqday in ay  dib u eegi doonto sharciga  la siiyey dad Somali ah oo gaaraya 1,600 qof oo  ku nool Qaar ka mid ah gobolada dowladda Norway.

120 qof  oo ka mid ah dadkaasi ayaa mar hore loo direy warqada digniinta sharci kala noqoshada ee dalka Norwey.

Sylvi Listhaug waa Wasiirada arrimaha soo galootiga dowlada Norway, waxaana ay sheegtay in tilaabadaan ay timid ka dib markii ay bateen dadka Qaxootiga ah ee ka imaanaya dalalka Qaarada Afrika , islamarkaana soo gaaraya gudaha dalka Norway.

Dadka ay sheegtay in ay soo celinayso dowladda Norway ayaa badankooda waxa ay sharciyada heleen sanadkii 2012 kii sida ay sheegtay Wasiirada.

Qaar ka mid ah hogaamiyeyaasha bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Norway ayaa cambaareeyay tilaabada ay qaaday dowladda Norway, waxaana ay sheegeen in dadkaasi aysan ku laaban karin Soomaaliya sababo la xariira amaankooda.

 

 

Berberatoday.com

Uk Staff

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews