berberatoday.com
Xisbiga Kulmiye Oo Beeniyay In Wasiir Maxamuud Xaashi Loo Wado Guddoomiyaha Xisbiga.
October 25, 2016 - Written by Berbera Today

Hargaysa(Berberatoday.com)-Guddoomiye-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE Md. Axmed Cabdi-dheere oo shalay shirjaraa’id qabtay, ayaa wuxuu ka jawaabay warar ay warbaahintu baahisay oo sheegaya in wasiirka madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi uu noqonayo guddoomiyaha xisbiga KULMIYE. “Waxaan halkan ka cadaynayaa loolan xisbiga KULMIYE dhexdiisa ka jira oo ay wasiiro ku tartamayaan inaanu jirin, xisbigu shirarkiisii wuu soo dhammaystay, guddoomiyaha xisbiga waxa ah Muuse Biixi, Maxamed Kaahina waa guddoomiye-xigeenka.” ayuu yidhi, waxaanu intaas raaciyay in wada shaqayn wanaagsani ka dhaxayso xisbiga KULMIYE iyo wasiirka madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi.

maxamud xaashi
Warar maalmihii u dambeeyay soo baxayay ayaa sheegaya in guddoomiyaha xisbiga KULMIYE si hoose loogu magacaabi doono Maxamuud Xaashi Cabdi, wasiirka madaxtooyada, ka dib markii uu xisbiga Waddani dhawaan guddoomiyaha ku meelgaadhka ah ee xisbigaas u magacaabay xildhibaan Cabdiqaadir Jirde.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews