Daawo Muqaal Dhamaystiran Beesha Abokor Axmed ” Habar-Jeclo”Oo Sheegay Inay Ku Biireen Xisbiga Waddani Iyo Munaasabad Dhul-gariir Ah Oo Burco Ka Dhacday Maanta Iyo Fariinta KULMIYE Loo Diray
October 28, 2016 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Tageerayaal aan Noocooda hore loogu arkin ayaa kusoo biiray habeenimadii xalay Xisbiga Mucaradka ah ee wadani ee Gobolka togdheer.