.”Xisbiga KULMIYE Wuxuu Kuwa Kala Dheer Yahay Waxa Jooga Laba Mujaahid Waana Aniga Iyo Muuse Biixi”Cabdiraxmaan Saylici
October 31, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxwayne kuxigeenka Somaliland ahna murashaxa Madaxwayne ee xisbiga KULMIYE ee doorashada soo socota ayaa sheegay inay xisbiga KULMIYE
hogaamiyaan laba mujaahid oo midkood yahay Mujaahid dalka u soo halgamay halka kan kalena yahay mujaahid dimuqraadiyadeed.