Daawo Muuqalka”Berbera Oo Balaadhan Looga Tageeray Go’anka Mamulka Golaha Degaanku Ka Qatay Gacan Ku Haynta Wakaalada Biyaha Berbera Iyo Fariinta Ay Bulshadu Direen Wasiirka Biyaha
November 2, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Daawo Muqaalka”Shacabka Kale Duwan Ee Ku Dhaqan Magaalada Xebeeda Berbera Ayaa Siweyn u Tageeray Goanka Mamulka Golaha Degaanku ay kula Waregeen Gacan Ku Haynta Wakaalada Biyaha Berbera+fariina u Direy Wasiirka Biyaha Somaliland Baashe Cali Jamac
