Mid Ka Mid Ah Madaxweynayaasha Maamulada Dalka Somaliya Oo Ku Dhawaaqey In Uu Yahay Musharax Madaxweynaha Dawlada Federaalka
November 5, 2016 - Written by Berbera Today
Moqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha maamul goboleedka Koofurgalbeed Soomaaliya Shariif
Xasan Sheekh Aadan ayaa si rasmi ah ugu dhowaaqay inuu yahay musharaxa madaxweynaha Soomaaliya.
Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa maanta hortagay baarlamaanka Maamul goboleedka Koonfur Galeeb waxana uu ka codsaday in ay ugolaadaan in uu isu soo taago xilka madaxtinimada dalka Soomaaliya.