berberatoday.com
Baashe Morgan Oo Ku Fashilmay Inuu Jeexdo Dhul Uu Oday Muuse Dalab Ku Leeyahay Berbera
March 7, 2016 - Written by berberatoday berberatoday

Berbera(Berberatoday.com)-Koox dhalinyaro ah ayaa saaka fashilisay qorshe uu Baashe Moorgan (wiilka uu soddoga u yahay madaxweyne Siiraanyo) ku doonayey inuu si tuugo ah ku jeexdo dhul weyn oo uu magaalada Berbera ku leeyah ganacsade Muuse Dalab oo isagu isla markaana ka mid ah odeyaasha gobolka Saaxil.

Qorshahan oo Baashe Moorgan ku soo beegi xili ay magaalada Berbera wali ka taaganyihiin xiisado la xidhiidha dilkii taliyihii qaybta bilayska Saaxil C/rizaaq Casayr iyo arinta Ceel-gardeba ayaa waxa is-hortaagay dad ay ehel yihiin Muuse Dalab oo markii ay arintan ogaadeen ku soo qaamay goobtii uu dhulku ku yaalay oo dhinaca galbeedka ka xigta madaarka Berbera.

 

Xigasho haatuf

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews