“Wax Heshiisa Oo Qarsoodiya Oo Aniga Muuse Biixi Na Dhexmaray Ma Jiro, Muuse Waanu Kulanay Si Sharaf Leh Ayuu iila Hadlay Aniguna Si Sharafle Ayaan Ugu Jawaabay”Musharax Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen
November 10, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Aqoon yahan Jamaal Cali Xussen ayaa waxaa uu ka hadley kulan
uu dhawaan magaalada Hargeysa ku dhex maray Isaga iyo Muuse Biixi .
Muddane Jamaal Cali Xussen waxaa uu sheegay in aanu jirin wax heshiis qarsoodi a oo uu Muuse Biixi la galay balse ay si sharaf leh kulan u yeesheen waxaana uu yidhi
“Aniga iyo Muuse Biixi wax heshiis oo qarsoodi ahi namuu dhex marin aniga iyo Muuse Biixi , lakiin Muuse Biixi waanu is aragney si sharaf leh buu iila hadley aniguna si sharaf leh baan ugu jawaabey waxaasina shaqsi ayey aheyeen ee wax facebook Cali Guray ku soo qoro may aheyn , lakiin waxii aanu is nidhi aniga iyo Muuse Biixi garabkeyga ayaan ula yimid” ayuu yidhi Jamaal Cali Xussen .
Sidoo kale Jamaal Cali Xussen ayaa waxaa uu ka hadley in Cali Guray ka baxay garabkooda oo uu xisbiga Kulmiye ku Biiray waxaan uu yidhi