Daawo Muuqalka”Garabka Jamaal Cali Xussen Oo Ka Hadley Xafiiskii Xisbiga Ucid Oo Saaka Ciidan La Soo Dhoobey Iyo Nuxurka Dacwad Saddex Nooc Ah Oo Ay Gudbin Doonon
November 10, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Garabka Jamaal Cali Xussen ee xisbiga UCID ayaa waxaa ay ka hadleen xarunta dhexe ee xisbiga UCID oo ay sheegen in ciidan la soo dhoobay ka dib markii ay hore u bayaamiyeen in mudaharad xisbigaasi ka hor sameyn doonan maalinta khaamista ah oo maanta ah .
Aqoon yahan Jamaal Cali Xussen oo hore u ahaa musharaxii madaxweyne ee xisbiga UCID ayaa waxaa uu ugu horeyn ka hadley shirkii aan caadiga aheyn ee garabka Gudoomiye Faysal ku qabsadey magaalada Hargeysa waxaana uu sheegay in shirkaasi waxii ka soo baxay sharaci daro yahay
Sidoo kale Jamaal Cali Xussen in maxkamada sare ka furan doonan saddex dacwadood oo kal gaar kuwaas oo kala ah