berberatoday.com
Heesaaga Iyo Jilaaga Caanka Ah Ee Reer Maraykan Snoop Dog Oo Shaaciyay Inuu Ka Haajirayo Dalkaas Kadib Guushii Trump + Dalka Uu U Guurayo.
November 11, 2016 - Written by Berbera Today

California(Berberatoday.com)-Heesaaga ahna jilaaga caanka ah Snoop Dogg oo daggan dalka mareykanka ayaa markii ugu horeysay kadareen celiyay guusha Trump, isaga oo shegay inuu qorsheynayo inuu u guuroTronto Canada .
snoop.jpg
Mustaqabalka Mareykanka ee Snoop Dog ayaa sida muuqata  ay gashay mugdi kadib guushii layaabka lahayd ee Donal Trump,waxaana uumuujiyay walaacbadan oo uga imankara siyaasadda isaga iyo dadka kale ee tirade badanyahay.

Kadib inyar markii lagu dhawaaqay in Trump yahay Madaxweynaha 45aad ee dalka Mareykanka waxa uu sheegay in uu bilaabay raadinta talooyin ku aaddan, halka uu ku qaadan doono noloshiisa

inta kadhiman, talooyinkaasuu sheegay inuu u baahanyahay ayaa waxa uu soodhigay bartiisa Instagramka.

Jilaagan can ka ah  oo deegaan ahaan deggan gobolka California ayaa muujiyay niyad jab iyo kaxumaansho, sida uu sheegay markii lagu dhawaaqay guusha Trump.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews