Daawo Muuqalka”Hogaamiyaha Xisbiga Waddani oo Dhibaatada la Qaybsanaya Shacabka Abaartu saameysay ee Gobolada Bariga Somaliland
November 19, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Hogaamiyaha Xisbiga Mucaarid ah ee Waddani Ahna Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan oo mudo Todobaad ah ku sugan Gobolada Bariga Somaliland ee abaartu ka jirto ayaa la qaybsanaya dhibaatada iyo Xaaladaha Nololeed ee Soo Waajahay dadka Abaartu wax yeelaysay.