Murashaxa Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi iyo Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Samaale Oo Burco Gaadhey Kulan Bariido Ahna Ku Booqday Abwaan Hadraawi.
November 19, 2016 - Written by Berbera Today
Burco(Mandheeranews):-Guddoomiyaha KULMIYE, ahna Murrashaxa jagada Madaxweynaha xisbiga Md. Muuse Biixi Cabdi oo ay wehelinayaan Wasiirkii hore ee Maaliyadda Md. Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo saraakiil kale oo xisbiga ka tirsan Ayaa Galabta Gaadhey Magaalaada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer,
