berberatoday.com
Shil Gaadhi Oo Deegaanka Gabiley Ka Dhacay iyo Magacyadda Laba Marxuum Oo Ku Geeriyooday S
November 20, 2016 - Written by Berbera Today

shilalkaGabiley(Berberatoday.com)-Shil Gaadhi Oo Deegaanka Gabiley Ka Dhacay iyo Magacyadda Laba Marxuum Oo Ku Geeriyooday wararka naga soo gaadhaya magaalada Gabiley ee xarunta gobolka gabiley ayaa
sheegaya in shil gaadhi oo aad u naxdin badan uu ka dhacay jidka wayn ee
isku xidha magaalooyinka Gabiley iyo Borama.Shilkan ayaa ahaa isku dhaca laba gaadhi,waxaana shilkani uu ka
dhacay sida la sheegay meel u dhaw magaalada kala Baydh ee gobolka
Gabiley.Labadan gaadhi ee isku dhacay ayaa kala ahaa gawaadhida loo yaqaano NOAH iyo Markii,kuwaasi oo ahaa gawaadhida qaadka qaadda.Waxaaan shilkan ka dhashay dhimashada laba ruux,kuwaasi oo ahaa darawaliintii kala waday labadan gaadhi ee isku dhacay.Labadan marxuun ee shilka ku geeriyooday ayaa magacyadoodu kala
ahaayeen Mustafe Muxumed Nuur(gees) iyo Cabdiraxiim Cabdilaahi Cali
(Cagaf).Maydka labadan ruux ayaa losoo qaaday cusbitaalka wayn ee magaalada
hargeysa, waxana la filayaa in Hargeysa lagu aasi doono.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews