berberatoday.com
Golaha Guurtida oo Ku Hawlan Muddo Kordhin Dastuuriya Oo Loo Sameeyo Xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo
November 24, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Golaha Guurtida somaliland oo ku Jira fasax laba todobaad ah islamarkaana ku saabsan gurmadka abaaraha dalka ka jira ayaa kadib marka ay dib uga soo laabtaan fasaxaas waxay miiska soo dhigi doonaan muddo kordhin Dastuuriya oo loo sameeyo Madaxwaynaha Somaliland Mudane Axmed Siilaanyo maadaama oo dalku ku jiro xaalad adag ooo abaareedguurti

inkastoo aanan si rasmiya u ahayn mudada rasmiga ah ee muddo kordhinta lagu salaynayo hadana ilowareedyadda aanu helaynaa sheegayaan inay u dhaxayso sanad iyo badh iyo laba sanno inkastoo muddo kordhintani noqonayso tii ugu horaysay ee duruuf aafo dabiiciyi keento

si kastaba ha ahaatee gudoomiyaha kulmiye ayaa wadkiisa u arka muddo kordhin loo sameeyo xukuumadda, inkastoo ay xusid mudantahay in dhigiisa waddani si kal yaab ah u soo dhawaynayo muddo kordhintaas maadama oo uu isagua kusii fadhiyi doono kursiga gudoomiyaha golaha wakiilada ee uu hada hogaamiyo

 

 

 

 

Xigasho Baligubadlemadia

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews