Daawo Muuqalka”Xaflad Balaadhan Oo Garabka Musharax Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen Lagu Taageerayo Oo London Ka Dhacday Iyo Wada Hadalada Xisbiya oo ay Soo Dhaweeyeen
November 25, 2016 - Written by Berbera Today
London(Berberatoday.com)-Munaasibad Ballaadhan oo Lagu Taageeraayo Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen oo lagu qabtay London iyk Arrimo Xasaasi ah oo lagaga hadlay+ Sharci daradda Maxkamaddaha oo lagu dhaliilay iyo Wadahadallada Xisbiyadda oo lasoo dhoweyey