Warbaahinta Oo Heshay Xogo Ku Saabsan Shakhsiga Beesha Caalamku U Wadato Kursiga Madaxwaynaha Dawlada Xamar Ee Somaliya
November 28, 2016 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Doorashadda madaxtinimadda Somaliya ee la filayo inay qamsoonto sanadkan aynku jirno aakhirkiisa ayaa maraysa halkii ugu xasaasisanayd
Waxaanay akhbaar iyo macluumaad ay helayaan Warbaahinta Madaxa banaan ee somaliya ay sheegayaan in musharaxiinta ku tartamaysa doorashada Madaxtooyadda uu ugu cadcadyahay madaxwaynaha hadda ee wakhtigiisu dhamaaday xasan gurguurte