Jaalliyada Soomaalida Ee Columbus Oo Shir Jaraaid Qabatey Kana Hadlay Weerarkii Wiilkii Somaliyeed Ku Qaaday Jamacada OHIO.
November 30, 2016 - Written by Berbera Today
Ohio(Berberatoday.com)-Sida aad idaacadaha daraad iyo shaleyba aad ku maqleyseen, wiil Soomaaliyeed ayaa lagu eedeynayaa falki weerarkii ahaa ee Jaamacada OHIO, magaalada Columbus ee dalkan Mareykanka. Sidaa daraadeed ayey Jaaliyadda Soomaalida ee gobolkaasi waxaa ay qabteen shir jaraa-id.
Iyagoo Sheegay In Ujeedadoodu Tahay Sidii Ay U Muujin Lahaayeen Dhibaatada Iyo Caqabadaha Ay Kala Kulmi Karaan Wiilkii Soomaaliga Ahaa Ee Weeraray Jaamacada OHIO.
Iyagoo Cod Dheer Ku Sheegay In Arintaasi Ay Ahayd Mid Aan Lagu Nusbayn Karinta Diinta Islaamka Iyadoo Lagu Eedaynayo Jaaliyada Soomaalida Ah.