Gudoomiye Cabdiraxmaan Ciiro Oo Noqday Musharraxa Keliya Ee Sharciyaddii Dalka Ku Tuntay Walina Ololena Ka Bilaabay Gobolka Saaxil Iyo 12-Sanno Kaddib Muxuu Qabtay?
March 9, 2016 - Written by berberatoday berberatoday
Berbera(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha golaha Wakiiladda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Ciiro ayaa si badheedh ah, u gees maray shuruucda Doorashadda ee kasoo baxday golihiisa, sidoo kale, uu damaanad qaaday Dastuurka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland. waxanu isku dul-isticmaalaya awoodo badan oo kala duwan.
Berbera(Xogreebnews)-Gudoomiyaha golaha Wakiiladda Somaliland Md. Cabdiraxmaan Ciiro ayaa si badheedh ah, u gees maray shuruucda Doorashadda ee kasoo baxday golihiisa, sidoo kale, uu damaanad qaaday Dastuurka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland. waxanu isku dul-isticmaalaya awoodo badan oo kala duwan.