“Wasiirku Wuxu Masuul u Yahay Somaliland oo dhan ee Uma aha Reerkiisa oo kaliya” Wasiir Cumar Yare Oo Farta ku Fiiqay Sababta Xilka Looga Qaaday (Daawo)
December 6, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirkii Hore ee Shaqada Iyo arimaha Bulshada somaliland Cumar Sheekh Maxamed Faarax (Cumar yare) oo warbaahinta kula hadlay magaalada hargeisa ayaa eedo kulul u soo jeediyay xukumada somaliland isagoo ku tilmaamay talada madaxwayne siilaanyo in aanu kali ku ahayn oo rag ka hooseeyaa ay qabyaalad xun wadankii galiyeen waa sida uu hadalka u dhigaye.