Qaramada Midoobey Oo Gudi U Saartey Baadhitaan Lagu Sameyn Doono Xadgudub Ka Dhacay Dalka Suuriya
December 22, 2016 - Written by Berbera Today
New York(Berberatoday.com)-Golaha guud ee qaramada Midoobeey ayaa u codeeyay
in la aasaaso guddi ka shaqeeya sidii loo dacweyn lahaa shaqsiyaadka xadgudubka ka geystay Suuriya.
Guddiga wuxuu uruurinayaa cadeymo muujinaya xadgudubyada ugu daran ee dhacay intuu socday dagaalka Suuriya.
Arrintan oo si aan caadi ahayn loogu codeeyay waxay diidmo kala kulmeysaa Suuriya iyo dalalka xulafada la ah sida Ruushka.
Dagaalka Xalab oo dhamaaday