berberatoday.com
Daawo Myyqalka”Xeer Ilaaliyaha Guud Ee Somaliland Oo Ka War Bixiyey Kiisaska Sanadkan Soo Maray Iyo Nooca Ay Tahay Shaqada Uu Qaranka U Hayo
December 24, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xeer ilaaliyaha guud ee Somaliland Xasan Axmed Adan ayaa

waxaa uu ka war bixiyey kiisaska sanadkan sii dhamaanaya soo maray iyo nooca ay tahay shaqada ay qaranka u hayaan

Xeer Ilaaliyaha guud ee aran Somaliland  waxaa uu sheegay in shaqada ay qaranka u hayaan in ay tahay soo oogida dacwadaha iyo diwaangalinta saxafada , shirkadaha , ururada siyaasiga ah iyo waliba curinta xeerar ay ka mid yahiin xeerka tahriibka iyo  xeerka argagixisadu

 

 

“Shaqadayada ugu weyne waxaa weeyey eedeynta lagu oogaayo maxkamadaha horteeda , waxaa kale oo ka mid ah diwaangalinta shirkadaha, saxaafada iyo ururada siyaasiga ah ” ayuu yidhi xeer ilaaliyaha guud ee Somaliland  Xasan Axmed Adan

Sidoo kale waxaa uu xeer ilaaliyuhu ka war bixiyey kiisaska kufisaga ee sanadkan soo maray xafiiskooda waxaana uu yidhi

“Danbiyada kufsiga ahi waxaa ay marayaan 109 kiis sanadkan sii dhamanaya 2016 waxaana ay u kala dhaceen sidan , gobalka Maroodi-Jeex 53 Kiis , Togdheer 7 Kiis , Borama 7 , Saaxil 15 Sanaag 23 , Gabilay 4 , Sool iyo caynba 9 Kiis ” ayuu yidhi xeer llaaliyaha guud ee qaranka Somaliland

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews