Fanaanka Caanka Ah Ee Lagu Magacaabo Akon Oo Ku Caawiyay $ 1 Billion Dadka Saboolka Ah Ee Afrika Si Loogu Horumariyo
December 28, 2016 - Written by Berbera Today
Washington(Berberatoday.com)-Fanaanka caanka ee Afrikan Americanka loo yaqaano Akon ayaa shaaca ka qaaday in uu uruuriyay lacag dhan 1 bilyan oo doolar si loogu maalgaliyo mashaariicda Afrika.

Isagoo la hadlayay saxaafada ayuu sheegay in aysan hawl fudud aheen inuu la yimaado lacagta intaas dhan, ee hal bilyan oo dollar ee ugu horeysay. Waxa uu intaa raaciyay in Afrika inay baahi wayn u qabaan waxyaabaha aasaasiga ah sida biyaha iyo korontada la qaadi karo