berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Wareysi Uu Dhawaan Saxafiga Xamse Maxamed Oo Ka Hawl Gala Telefishanka Al Jazeera Ka Qaaday Afhayeenka Ururka Al-Shabab .
January 5, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Saxafiga caanka ah ee Xamse Maxamed isla markaana ka hawl gala

telefishanka caalamiga ah ee Al Jazeera ayaa waxaa uu dhawaan isaga oo ku sugan dalka Soaliya uu wareysi dheer oo dhinacyo badan taabanaya uu la yeeshay afhayeenka ururka Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere

 

Wareysigan ayaa waxaa uu sheekh Cali Dheere afhayeenka ururka Al-shabaab kaga hadley arimo badan oo ay ka mid yahiin sababaha ay u qarxiyaan hotelada ay dadka shacabka ahi degan yahiin , arimaha doorashooyinka Somaliya iyo argtida ay Al-Shabaab ka qabto qoodnada haweenka ee la siiyey boqolkiiba soddoon

 

 

Waxaa xusid mudan markii uu saxafiga Xamse Maxamed uu wareysigan ka soo qaaday  afhayeenka ururka Al-shabab ay ciidanka dawlada Somaliya ka war heleen isla markaana ay ku qabteen duleedka Afgooye oo uu magaalada Moqdisho ku xidhnaa dhawr cisho .

Halkan Hoose Ka Daawo Wareysigan oo dhameystiran

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews