berberatoday.com
“Yaa Yidhi Waxa Ay Laba Xisbi Isku Raacdo Ayaa Sharci Ah? Goorma Ayay Xisbiyadu Noqdeen Sharci Dejin”Mujaahid Cali Guray
January 11, 2017 - Written by Berbera Today

Yaa yidhi waxa ay laba xisbi isku raacdo ayaa sharci ah? Goorma ayay xisbiyadu noqdeen Sharci dejin? Dastuurka ayaan eegay dhamaan xeerarka Baarlamanka waan eegay anigu kuma hayo xeer odhanaya xeer laba xisbi hadii ay isku raacaan yaan doorasho la qaban sharci bay noqonaysaa Caqli xumada Somaliland waa ta odhanaysa Ina Cali Waraabe ayaa keligii xisbi ah. Xisbi yahanka WADDANI anigu waan ixtiraamayaa ra’yigooda marka laga reebo kuwa qaba xanuunkii aan ka bogsaday ee MUUSE-DIIDKA. Lakiin Ina Cali Waraabe maaha qof jira oo caqligiisu dhan yahay oo u qalma in wax laga waydiiyo dan ummadeed. Inta aanu dan qaran ka talin wuxu ka talin lahaa danta xisbigiisa oo la ogyahay inu isagu iska hortaagay inu tartami karo oo uu beegsan karo inu noqdo xisbi qaran. Maanta nacnacdiisa cidii dhegaysanaysaa ha iska dhegaysayo. Waa iib u joog ee maantana tollow waa ayo cidda uu is leeyahay aad caamaysid. Waa qof aan shakhsiyad iyo karaamo midna lahayn oo hadaad aaminto ku khiyaamaynaya hadii aad wacad la gashana aan oofinayn ee ka baxaya oo bilaa wacad ah. Marka qofka sidaas ah la karaameeyo ee masiirka ummadda waxa laga waydiiyo ayaaba qalad ah. Lakiin waa qof maalinta aad u baahan tahay in lacag ahi kuu goyn karto.
Si kastaba ha ahaato ee waxa kuligeedba been ah in sharci jira ay laba xisbi hadii ay diidaan uu waxba kama jiraan noqonayo.

 

 

 

Mujahid Cali Guray

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews