Daawo Muuqalka”Xaalada Abaareed Ee Somaliland Oo Sii Xumaanaysa Iyo Wariyayaal Booqday Gobolka Gabilay.
January 13, 2017 - Written by Berbera Today
Gabiley(Berberatoday.com)-Daawo Xaalada Abaareed Ee Somaliland Oo Sii Xumaanaysa Iyo Wariyayaal Booqday Gobolka Gabilay.
Xaalada Abaareed Ee Ka Jirta Gobolada Somaliland Ayaa Kasii Daraysa Iyadoo Muuqalo Murugo Badan Uu Wariye Khadar Maxamed Xaashi Kasoo Diyaariyay Duruufahooda Nololeed.
https://youtu.be/Ob68wYSIzLg
Berberatoday.com