berberatoday.com
Hoggaanka Aqalka Sare Ee Dawlada Xamar Oo La Doortay
January 23, 2017 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Mudanayaasha aqalka sare ee Soomaaliya ayaa fadhi ay maanta yeesheen ku doortay saddex xubnood oo noqon doona Guddoomiyaha Aqalka sare, Guddoomiye ku xigeen koowaad iyo labaad.

Xilka Guddoomiyaha aqalka sare oo ay ku tartameen laba xubnood oo kala ah Cabdi Xaashi Cabdillaahi iyo Mustafe Maxamuud Qodax, ayaa waxa xilkaasi ku guuleystay Cabdi Xaashi oo helay 43cod, halka uu Qodax na ka helay 9cod, sidoo kalena xilka Guddoomiye ku xigeenka koowaad waxa loo doortay Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari), halka Xilka Guddoomiye ku xigeenka labaadna loo doortay Mawliid Xuseen Guhaad.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews