berberatoday.com
War Deg Deg Ah”Berbera”Guud Ahaan Meheradaha Ganacsiga Ee Iibiya Cuntooyinka,Khudaarta, Rashinka Iyo Adeegyada Kale Ee Asaasiga Ah Oo Saaka Albaabada Loo Xidhay Iyo Sababta Keentay+Daawo Sawirada
January 24, 2017 - Written by Berbera Today

bakhaarada xidhanBerbera(Berberatoday.com)-Dadweynaha reer Berbera ayaa saaka ku waabariistay iyada oo guud ahaan albaabada loo xidhay Meheradaha ganacsiga ee ku yaala dafaha Magaalada Berberra, Meheradaha albaabada loo xidhay ayaa ubadan kuwa iibiya cuntooyinka iyo raashimada kala duwan ee la cuno iyo waliba adeegyada kale lama dhaafaanka ah ee sida joogtada ah loo isticmaalo kuwaas oo ay kamid yihiin Khudaarta.

bakhaarada6

Sababta loo xodhay ayaa waxa lagu sheegay inay tahay sixir bararka dalka aafeeyay ee maalinba maalinta ka danbaysa uu kor usii socdo sarifka lacagta mareykanka ee lagu iibiyo badeecadahaha kala duwan iyo qiimo dhaca kuyimi lacagtii shilka Somaliland ee xukumada madaxweyne Siilanyo u awood weyday qaabkii ay uxakamayn lahayd.

Xafadihii sida joogtada ah uga adeegan jiray dukuumada iy booshariyada khudaarta ee Berbera ayaa saaka ku hungoobay inay adeeegoodii ka iibsadaan meheradihii ay macaamilka lahaayeen oo albabada laysugu dhuftay.

mulkiilayaasha Meheradaha qaar kamida oo aanu khadka tilifoonka kula xidhiidhnay ayaa noo sheegay ina aanay garanayn qiimaha ay badeecadooda ku iibiyaan maadama oo maalin kasta uu kor usii kacayo qiimaha sarifka lacagta Doolar oo badeecadaha lagaga iibiyo sidaa darteed uu damiirku siin waayay inay maalinkasta shayga ay iibinayaan ay iyaguna kordhiyaan taas bedelkeeda waxay isku qanciyeen inay albaabada uxidhaan meheradohooda inta qiimaha sarifka lacagta mareykanka ee dollarku meel salka dhigayo qiimaha lacagta shilinka Somaliland-na qiimihiisu kor usoo kacayo maadama oo saaka la sheegayo inuu halkii doolar lagu sariyo 9500 Somaliland shilin ah.

kor ukaca Sarifka lacagta Dollar ee ay ganacsatada waaweyn ee Somaliland wax ku iibso iyo qiima dhaca lacagta shilinka Somaliland ayaa kusoo beegmaya xili ay abaar ba.an oo xoolihii reer guuraagu ku leedeen ka jirto guud ahaan Somaliland ilaa hadana ay bxoolihii reer guuraagi dhimanayaa intii badneyd hore abaarta iyo xanuun uracay dabar jaray.

bakhaara1 bakhaarada3 bakhaarada5

bakhaarada6

Lasoco warbixintan oo Muuqal ah Goordhaw

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews