Wasiir Ka Tirsanaan Jiray Xukuumada Madaxweyne Siilanyo Oo Geeriyoodey Iyo Halka Uu Ku Dhintey .
January 24, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Inaalilaah Wa Inaa Ilayhi Raajucuun Ilaahay Ha Unaxariiste Wasiirkii hore ee wasaarada ciyaaraha Somaliland ee dhawaan xilka
uu ka qaadey Madaxweyne Siilanyo Cabdilaahi Faraax Maydhane ayaa ku geeriyoodey dalka Jabuuti oo sida la sheegay loo geeyay dabiibka Xaalada Caafimaad daro oo soo waajahday.
Marxuumka ayaa la sheegayaa in lagu aasi doono magaalada Jabuuti ee dalkasi , waxaana marxuumka lagu xasuusan doona ciyaarihii gobalada ee dabaqaayadii sanadkii hore Hargeysa lagu soo gabo gabeyeeyey oo uu qabtey