Khilaafka Cirka Isku Shareeray Oo Soo Kale Dhexgalay Wasaradda Caafimaadka Togdheer Iyo Isuduwaha Oo Cusbitaalka Ka Furtay Goob Ganacsi
January 25, 2017 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Cusbitaalka Wayn Ee Magalada Burco Waa Cusbitaal Ku Fadhiya Bad Baaladhan Isla Markaan U Wayn Gobolada Bariga Somaliland Oo Lagu Dabiibo Dadyoowga Ku Kale Sugan Gobolada Bariga Somailand Waa Xarun Muuhiim U Ah Bulshada Gobolada Bariga Somaliland,
Hadaba Wasaradda Caafimaadka Gobolka Togdheer Ayaa Tan Iyo Intii Lasoo Magacabay Isuduwaha Caafimaadka Togdheer Dr Yuusuf Dirir Cali Ayaa Waxa Ay Gaadhay Wasarada Caafimadka Togdheer Goob Ay Ka Taliso Qabyaaladu Oo Hadheeysay Khilaafyo Soo Noqnoqday,
Isuduwaha Haatan Hurmmudka Ka Ah Waasarada Cafimadka Gobolka Togdheer Ayaa Ka Bilaabay Dhacdooyin U Gub Ku Ah Wasarada Caafimaadka Somaliland Taasi Oo Ka Bilaabay In Cusbitaalka Lagu Dabiibo Bukaan Jiifka Goob Lagu Cunteeyo Kasoo Sababay