berberatoday.com
Xukuumadda Oo Xabsiga Dhigtay Masuul Ka Tirsan Shirkadda Telesom oo Ku Gacan Saydhay Go’aankii Shalay Madaxwaynuhu Ka Soo Saaray SIcir Bararka
January 26, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-War hada soo dhacay ayaa sheegaya in Ciidmada Booliska Somaliland ay abaaro duhurnimadii maanta xabsiga dhigeen Madaxii Horumarinta Bulshadda ee Shirkada Isgaadhsiinta Telesom Cabdiwahaab Maax Maxamuud, waxaana xadhiga sarkaalkaan Warbaahinta u xaqiijiyay  mid kamida saraakiisha  sarsare ee shirkada Telesom
maax
“Abaaro 11kii duhurnimo ee Saaka ayaa saraakiisha ciidanka CID-da ay u yeedheen Md. Cabdiwahaab Maax, markii uu u tagayna waxa ay ku wargaliyeen in uu xidhan yahay, xadhigiisuna yahay Amar sare oo xukuumada ka soo baxay” ayuu yidhi masuulka u hadlay shirkadda telesom oo magaciisa ku soo gaabiyay mahdi

sidoo kale masuulkan ka tirsan shirkadda telesom ee xaqiijiyay xadhiga sarkaalkan ka tirsan shirkadooda ayaa isagoo hadalkiisa sii wata intaas ku daray

Xadhiga Md. Cabdiwahaab Maax wuxuu salka ku hayaa hadal uu maalintii shalay siiyay Idaacada BBC-da kaasi oo ku aadanaa Adeega Zaadka iyo isticmaalkiisa.

Si kastaba ha ahaatee Xadhiga Sarkaalkan ka tirsan shirkada Telesom ayaa ku soo beegmadaya kadib markii maalintii shalay mar uu u waramayay bbc-da sarkaalkan ka tirsan telesom ee la xidhay uu si badheedha uga horyimi go’aankii madaxwayne siilaanyo maalintii shalay ka soo saaray ka hortaga sicir bararka qodobaadaas oo ay ku jireen inaan adeegyadda zaadka iyo edahab lagu diri karin wax ka yar boqol dolar

waxaanay xukuumadda somaliland masuulkan ku hadlayay afka shirkadda telesom ku eedaysay amar diido cad oo dawladeed maadaama oo uu ka horyimi go’aankii xukuumaddu soo saartay maalintii shalay

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews