Wasiir Faratoonka Arimaha Gudaha Oo Ka Hadlay Guddoomiyihii Sarriflayaasha Hargeysa Oo Saldhigga Booliska ku Dhintay
January 27, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com0-Wasiirka arrimaha gudaha Somaliland Yaasiin Maxamuud Ciir (Faratoon), ayaa ka hadlay geerida Guddoomiyihii Sarriflayaasha magaalada Hargeysa oo ka mid ahaa shan Ruux oo Sarriflayaal ah oo Ciidanka Ammaanku ku xidhay Saldhigga dhexe ee Booliska Hargeysa oo uu Maanta ku geeriyooday.
GUDDOOMIYIHII SARRIFLAYAASHA HARGEYSA OO SALDHIGGA BOOLISKA KU DHINTAY IYO WASIIR FARATOON OO KA HADLAY 2017