“Waxaan Is Leeyahay Awooda Ugu Weyn Ee Wax-Ka-Qabashada Leh Ee U Baahan Maanta In La Awoodeeyaa Waa Baanka Dhexe” Cabdiraxmaan Cirro Oo Si Toosa Udifaacaya Adeega Zaad Ee Shirkada Telesom”Daawo Muuqal
January 27, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa markii u horaysay waxa uu ka hadlay go’aankii dhawaan kasoo baxay xukuumadda Somaliland ee ku aadanaa sicir-bararka iyo awaamiirihii ay kasoo sartay.
Cabdiraxmaan Cirro waxa uu soo dhaweeyay kaalinta ay adeegyada E-dahab iyo Zaad-ku kaga jiraan horumarka Somaliland “Waxaan Is Leeyahay Awooda Ugu Weyn Ee Wax-Ka-Qabashada Leh Ee U Baahan Maanta In La Awoodeeyaa Waa Baanka Dhexe” Cabdiraxmaan Cirro