berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Xildhibaan Rayte Oo Muddo Ka Dib Warbaahinta Ka Soo Dhex Muuqdey Kana Hadley Arimo Xasaasi Ah
January 27, 2017 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Rayte oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ka tirsan saraakiisha xisbiga Waddani ayaa waxaa uu ka hadley sicir bararka dalka ka jira .

Xildhibaanka ayaa waxaa uu si aqoon leh uga hadley waxyaabaha saldhiga u ah sicir bararka dalka ka jira waxaana uu hoosta ka xariiqay in sheyga ugu weyn uu yahay lacagtii dalkani lahaa oo isticmaalkeedii la joojiyey

 

Sidoo kale xildhibaanka ayaa waxaa uu xusay in aan wali xukuumadu helin xalkii sicir bararka lagaga gudbi lahaa waxaana uu sheegay in go,aamada xukuumadu soo saartey aaney aheyn qaar wax ka bedeli kara heerka uu sicir bararku maraayo

 

 

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/WW6F56jMLyE?t=1

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews