Daawo Muuqalka”Amb Safiina Oo Si Adag U Dhaliilay Qaabka Ay Xukumada Umartay La Dagaalanka Sixir Bararka , Fariina Hawda U Mariyey Wasiir Maxamuud Xaashi
January 29, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Uqaabilsanaha arimaha carabta ee xisbiga Waddani AMB Axmed Safina ayaa waxaa uu si adag u dhaliilay qaabka ay xukuumada Somaliland u martey la dagaalanka sicir bararka dalka ka jira
Sidoo waxaa uu tacsi u diray isaga oo ku hadlaya afka xisbiga Waddani gudoomiyihii sariflayaasha Somaliland oo shalay Hargeysa lagu aasay
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan
https://youtu.be/rSmCD_FiUMk
Berberatoday.com