Akhriso : Noocyada Ay Isku Jiraan Deeqo Ay Dawlada Itoobiya Ugu Deeqdey Dadka Ay Abaaruhu Ku Dhufteen Ee Reer Somaliland
January 29, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Dawlada Itoobiya ayaa waxaa ay dadka reer Somaliland ee ay
abaaruhu ku dhufteen ay ugu deeqday deeqo kala duwan oo isku jira raashin iyo caws .

Wasiirka madaxtooyada Somaliland ayaa galabta sidaasi warbaahinta u sheegay waxaana uu u xaqiijiyey in dawlada Itoobiya ay shacabka reer Somaliland ay abaaruhu ku dhufteen ugu yaboohdey raashin gaadhay 3000 ( Saddex Kun Oo Tan ) iyo calaf waxii ay awoodaan waxaana uu yidhi