berberatoday.com
Turkiga Oo Jinsiyaddiisa Siinaya Ganacsade Kasta Oo Hal Milyan Oo Doolar Iyo Ka Badan Ku Maalgashada Dalka
January 29, 2017 - Written by Berbera Today

1Istanbul(Berberatoday.com)-Dawladda Turkiga ayaa go’aan ku gaadhay in ay jinsiyaddeeda siiso dadka shisheeyaha ah ee dalkeeda ku maalgashaday ganacsi u dhigma Hal Milyan oo doolar, war uu Geesja Afrika ka soo xigtay shabakadda wararka ee Al-Carabiya ayaa lagu sheegay in go’aanka ay xukuumddu maalgashadayaashan ku siinayso baasaboorka dalkaas, haddii ay dalbadan ay tahay si loo soo nooleeyo dhaqaalaha dalkaas oo sannado badan oo uu koritaan aad u sarreeya ku soo socday kadib, muddooyinkan dambe ku jira xaalad saldhigi waa ah oo aanu horumar socon.

Warku waxa uu intaas ku daray in go’aankan ay ka faa’idaysan karaan dadka aan dalka Turkiga u dhalan ee guryo Hal Milyan oo doolar gaadha ka iibsada Turkiga, iyada shardiga lagu xidhayna yahay in ay yihiindad aan sii iibinayn oo ugu yaraan saddex sano haysanaya. Sidoo kale ganacsatada xisaab furan ka samaysta Bangiyada Turkiga ee dhiga 3 Milyan oo doolar ugu yaraan 100 qof oo muwaadiniin ahna shaqooyin siiya, ayaa heli doona baasaboorka dalka Turkiga.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews