berberatoday.com
Dad Ka Badan Hal Milyan oo Ka Mid Ah Shacabka Ingiriiska oo Saxeexay Dalab Ay Ku Diidan Yihiin Socdaal Madaxweyne Trump Ku Imanayo Britain
January 30, 2017 - Written by Berbera Today

London(Berberatoday.com)-In ka badan hal milyan oo qof oo ku nool Britain ayaa saxiixday dalab ay uga codsanayaan dowladda inay baajiso booqashada la qorsheynayo inuu Trump ku tago Britain dabayaaqada sanadkan.

Dalabkan ayaa jawaab u ah amar uu soo saaray madaxweyne Trump oo ka dhan ah qaxootiga.
trump
Kuwa ka dambeeya dalabkan ayaa ku dooday in boqorada ay ceeb ku tahay haddii Trump uu booqdo Britain.

Sida caadiga ah haddii dalabyada noocan oo kale ah ay saxiixaan boqol kun oo qof ka badan waxaa la geeyaa baarlamaanka si looga doodo.

Balse xafiiska Ra’iisal Wasaaraha dalkaasi Theresa May ayaa meesha ka saaray suurtagalnimada in la baajiyo safarkaasi.

Afhayeen u hadlay dowladda ayaa sheegay in casumaadaasi mar hore lo fidiyay madaxweyne Trump islamrakaana uu aqbalay.

Trump ayaa marar badan ka hadlay xiriirka shakhsiyadeed ee uu la leehay Britain. Hooyadii ayaa ka soo jeeda Scotland.

baarlamaanka Britain ayaa ka doodi doono dalabkan Talaadada.

Amarka uu jimcihii saxiixay Trump ayaa hakiyay dhamaan barnaamijyadii uu Maraykanku ku qaadan jiray dadka qaxootiga ah muddo 120 maalmood ah. Waxaana si joogto ah loo joojiyay qaxootiga Suuriya, waxaana la joojiyay in ay Maraykanka aadaan dhamaan muwaadiniinta todobo dal oo Muslimiin u badan.

 

 

Source: Bbc

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews