Xafiiska Madaxweynihii Hore Ee Mareykanka Barack Obama Oo War Qoraal Ah Soo Saarey Iyo Arimo Xasaasi Ah Oo Lagaga Hadley
January 31, 2017 - Written by Berbera Today
USA(Berberatoday.com)-Xafiiska Barack Obama ayaa soo saaray war qoraal ah oo
uu ku sheegay, in madaxweynaha hore ee Maraykanka uu la dhacay dibed baxyada ballaaran ee looga soo horjeedo, amarka uu madaxweyne Trump ku mamnuucayo dadka ka yimaada waddamada Muslimka ah qaarkood.
