Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Guriyaynta Oo Xil Cusub Umagacaabay Mid Kamida Dhalinyarada Reer Berbera Iyo Magaca Xilkaas Oo Cusub
January 31, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaarada Hawlaha Guud iyo Guriyaynta Cali Maxamed Xasan(Cali Mareexan)ayaa Umagacabaay Isuduwaha Guud ee Wasaartada Hawlaha Guud Uqaabilsan Gobolada Awdal.Gabiley,Maroodijeex Iyo Saaxil Cumar Cabdi Cumar oo kamida dhalinyarada Reer Berbera,
Waxaana sidaas lagu sheegay Waraaq uu ku saxeexanyahay Wasiirka hawlaha Guud Iyo Guriyaynta somaliland Cali Maxmed Xasan(Cali Mareexan)oo xafiiskiisa kasoo baxaday.