Haweenay Uu Madaxwayne Trump Si Kumeel Gaadh Ah Ugu Magacaabay Xeer Ilaaliyaha Guud ee Maraykanka oo Fariin U Dirtay Waaxda Cadaalada
February 1, 2017 - Written by Berbera Today
Washington(Berberatoday.com)-Saacado kadib marki uu shaqada ka eryey madaxweyne Trump ku simihii Xeer-Ilaaliyaha Guud ee Mareykanka Sally Yates oo u hogaansami weyday amarka uu Trump kusoo rogay qaxootiga, ayaa haweeneyda booskeeda lagu bedelay waxay ku amartay Waaxda Cadaaladda Mareykanka inay difaacaan amarada madaxweynaha.