War Deg Deg Ah”Xukumada Oo Xabsiga Utaxaabtay Maamulihii Shirkada Dahabshiil Group Ee Berbera Iyo Sababta Xadhigiisa
February 1, 2017 - Written by Berbera Today
Berbera (Berberatoday.com)DegDega ah oo hada soo gaadhay shabakada wararka Berberatoday.com ayaa sheegaya in Maamulihii Shirkadda Dahabshiil Ee Magaalada Berbera Salebaan Cabdilaahi Cadib Goordhaweyd Ciidamada Booliisku Berbera Ay Xabsiga u Taxabeen iyo Amarka Xadhigaasi Oo ay Bixiyeen Xubno Wasiiro iyo Wasiiro Kuxigeena ah oo Berbera u Joogey Kasoo Talabixnta Sicir Bararka iyo Maceeshada.