Daawo Muuqalka”Nuxurka Qudbadii Madaxweyne Siilanyo Ka Jeediyey Xuska Maalinta Aasaaska Ciidamada Qaranka Iyo Tirada Ciidanka La Dalacsiiyey
February 2, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo
ayaa waxaa uu maanta khudbad dheer oo dhinacyo badan taabaneysa uu ka jeediyey munaasibad loo qaabtey xuska maalintii la aasaasey ciidamada qaranka oo ku beegan maanta oo ay taariikhdu tahay 02.02.2017
Sidoo kale madaxweynaha ayaa waxaa uu talacsiiyey dhamaan askarta ciidamada qaranka waxii ka hooseeyey saddex xidigle oo uu dalacsiiyey midkiiba hal darajo