Daawo Muuqalka”Guddoomiyaha Maxkamadda Sare Oo Dhagax-dhigay Maxkamad Iyo Jeel Loo Dhisayo Degmada Saylac
February 3, 2017 - Written by Berbera Today
Saylac(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali Axmed oo Safar Shaqo ku tagay Magaalada Saylac ee xarunta Gobolka Selel, ayaa Dhagax dhigay Maxkamad iyo Jeel loo dhisayo Degmada Saylac.