berberatoday.com
Oodweyne Oo Lagu Xidhay Wariye Katirsan Tvga Madaxabanaan Ee Bulsho Iyo Sababta Xdhigiisa
February 3, 2017 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.com)-War deg deg ah oo hada nasoo gaadhay ayaa Sheegayaa in lagu xidhay Saldhiga Bilayska ee gobolka daadmadheedh Weriyihii tvga madaxa banaan ee Bulsho tv ee Magalada Oodweyne Cabdikariin Maxamed Jaamac “Caqli”.xadhiga wariyaha
Mar aanu la xidhiidhnay Warbaahinta Gobolka daadmadheedh ayaa waxay noo xaqiijiyeen in u Suxufigaasi u XIdhanyahay Gudoomiyaha gobolka Daadmadheedh Farxaan Xasan Cabdi, Iyadoo wararka naga soo gaadhayaana ay noo Shegayaan in Xadhiga Suxufigani u Sabab u Ahaa War u baahiyey Suxufigani.

Geesta kale mar aanu isku daynay in aanu la xidhiidhno Gudoomiyaha Gobolka Daadmadheedh ayaan Noo Suurto Galin kadib markii uu qaadi waayay tilifoonkiisa gacanta oo aanu wacnay

Wixii Warar ah ee kasoo kordha Xadhiga Suxufigani Waxaanu Idinkula Wadaagi Doona Mareegtani Berberatoday.com

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews