berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Madaxweynaha Dawlada Xamar Xassan Sheekh Maxamud Oo Galka Seefta Kala Baxay Weerarkii Abdi Ugu Cuslaana Ku Qaadey Musharaxiinta La Tartameysa , Kuna Eedeyey
February 4, 2017 - Written by Berbera Today

Moqdisho(Berberatoday.com)-Madaxweynaha dalka Somaliya isla markaana ah musharax u

taagan in uu noqdo mar labaad madaxweynaha dalkaasi ayaa waxaa uu weerarkii ugu cuslaa ku qaadey qaar ka mid ah musharixiinta la tartameysa

Image may contain: 2 people, suit

Muddane Xassan Sheekh Maxamuud waxa uu musharaxiintaas oo iyagu xilalka ugu sareeya ka soo qabtey dalka Somaliya ku sifeeyey inay yihiin Qeyrul Mas’uul, fududeystay mas’uuliyadii ay umadda u qaadeen ee ay xilka ugu hayeen.

 

Musharax Xasan Sheekh ayaa sheegay inay khaladaad galeen madaxdii hore oo ay fududeysteen Mas’uuliyadii loo dhiibay, iyadoo hadalkan ay si cad ugu socotay Musharax Sheekh Shariif oo hada ka hor sheegay inuu waxba ka ogeyn heshiiskii Kenya la gashay dowladdii uu Madaxweynaha ka ahaa.

Hadalada Madaxweyne Xassan Sheekh ayaa noqdey kuwii ugu adkaa ee uu ku weeraro Musharaxiin ay ka mid yihiin Shariif Sheekh Axmed, Cumar C/rashiid, Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo C/raxmaan C/shakuur.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

https://youtu.be/4wNJTryvyb8?t=1

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews