Hal-Qof Oo Ku Geeriyooday Iyo Todoba Ruux Oo Ku Dhaawacmay Magaalada Baligubadle Ee Xarunta Gobolka Hawd + Sababta?
February 5, 2017 - Written by Berbera Today
Baligubadle(Berberatoday.com)-Hal-Qof Ayaa Ku Geeriyooday Todoba Ruux Oo kalena Way Ku Dhaawacmeen Kadib Markii Ciidankii Ilaalinayay Ay Rasaasi Kaga Furantay Dad Tiro Badan Oo Abaartu Ku Habsatay Isla Markaana Raashin Loogu Qybinayay Magaalaada Baligubadle Ee Xarunta Gobolka Hawd.
Deeq Raashin Ah Oo Loo Qaybinayay Dadkaas Ayaa Sababay In Dadku Ay Xoog Ku Jiidhaan Askartii Ilaalinaysay Kadibna Ay Rasaasi Ka Furantay Ilaaliadii Goobta.