Madaxweyne Siilanyo Oo Fadhi Deg Deg Ah Oo Aan Caadi Aheyn Isku Yeedhay Labada Gole Ee Wakiilada Iyo Guurtida + Waxyaabaha Soo Kordhey .
February 5, 2017 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Warar xog ogaal ah oo hada ka soo gaadhay ilo ka ag dhaw labada aqal baarlamaan ee Somaliland ayaa waxaa ay si rasmi ah noogu xaqiijiyeen in madaxweyne Siilanyo xildhibaanada labadaasi aqal ee wakiilada iyo guurtida isku yeedhay fadhi deg deg ah oo aan caadi aheyn .
